Xiriirka Federaalka & Somaliland oo sii xumaaday iyo Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo ka baxay Shirka ka dhacayey Switzerland
Waxaa Todobaadkan Magaalada Geneva ee Dalkan Switzerland soo wada gaaray laba wafdi oo ay kala hogaaminayeen Wasiirada Adeega Bulshada Dowlada Federaalka ee Somaaliya Drs. Maryan Qaasim Axmed iyo Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr. Xuseen Maxamed Maxamud (Xoog) Ujeedada Mas’uuliiyntan ay u yimaadeen Dalkan Switzerland ayaa waxa ay aheyd…
Isaaq oo Ceerigaabo Wariye Dhulbahante Ugu Xidhay Isir Ladagalan
Wararka naga soogaadhaya Magaalada Ceerigaabo ayaa sheegay In Saaka Ciidamada Maleeshiyadka Beesha Isaaq (Somaliland) ay Xabsiga U taxaabeen Wariye Madax banaan Oo Lagu Magcaabo Axmed Yuusuf Taraafiko oo kamid ah wariyaasha ugu firfir coon magaalada ceerigaabo ee gobolka sanaag. Wariyahan Laxidhay Ayaa Waxaa lasheegayaa In Ciimada Jabhada Somaliland ay…
Nala Daawada Shirkii USP Ee London Kaasi Oo Dhamaystiran(Video)
Kulan weyn oo boodhka lagaga jafayo USP ayaa lagu qabtay magaalada London, waxaanay ujeedadiisu ahayd inay ku muujiyaan dareenkooda ah in aan soomaaliya marna la kala goyn karin, cida ay ka godana waa shacabka USP ee ugu badan waqooyiga soomaliya, marka halkan ka daawada shirkoo dhamaystiran..…
Halkan Ka Dhegaysta Barnaamijkii Dhambaal Culus
Halkan waxaan idin ku soo gudbinaynaa barnaamijkii dhambaal culus kaasi oo aad nooga barateen in aanu usbuuciiba mar idiin soo baahino hadaba si aad u dhegaysataan halkan guji http://radiokhaatumo.com/barnaamijka-dhamabaal/ …
Daawo warsaxaafadeedkii USP iyo kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh+Sawiro
Waxa kulan aad u qiimo badan uu dhexmaray madaxweynaha Somaliya iyo isbahaysiga wadaniyiinta ee Awdal state, Khaatumo state iyo Maakhir state ee ku bahoobay dalada USP. Kulankan oo ka dhacay huteelka Dorchester ee ku yaala bartamaha London ayaa waxa aad loogu lafaguray xaalada wadanka guud ahaan wuxuuna ku…
Halkan Ka Dhagayso Shirweynihii Ay Isugu Yimaadeen Awdal State, Maakhir State Iyo Khaatumo State Kaasi Oo Ka Dhacay Magaalada London-UK
Waxaanu idin soo gudbinaynaa qaybtii koowaad ee shirweynihii ay isugu yimaadeer Maamulada Awdal, Maakhir iyo Khaatumo kaasi oo ka dhacay magaalada London-UK maalintii ay taariikhdu ahayd 04/05/2013 waana kan qaybtii koowaad…
War soomaalida kafarxiyay oo kasoo baxay QARAMADA MIDOOBAY
Qaramada midoobay ayaa soo saartay qoraal ay ansixiyeen oo ay warbixintiisa iyo ukuurgalkiisa soo diyaariyeen guddi ay udirtay soomaaliya. Go’aankaa la’ansixiyay ayaa waxaa uu sheegayaa in lasamayn doono xafiis cusub oo ay qaramada midoobay furidoonaan Soomaaliya kaa soo loogu magacdaray United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM),…
Ogeysiis Ku Socda Jaalliyadaha Maakhir State, Awdal State Iyo Khaatumo State Ee Ku Dhaqan Wadanka Ingiriiska Waa Inaad Ka Soo Qayb Gashaan Mudahaaraadka Ka Dhici Doona Magaalada London 07/05/2013
Ogeysiis Ku Socda Jaalliyadaha Maakhir State, Awdal State Iyo Khaatumo State Ee Ku Dhaqan Wadanka Ingiriiska Waa Inaad Ka Soo Qayb Gashaan Mudahaaraadka Ka Dhici Doona Magaalada London 07/05/2013 Mudaaharaadku wuxuu ka dhacaya ka soo horjeedka 10 Downing Street Prime MInister Office Waxaana lagu ekaan doonaa Richmond…
Halkan Ka Daawada Shirkii Maamulka Awdal State, Maamulka Maakhir State iyo Maamulka Khaatumo State Ee Lagu Qabtay London(UK)
Halkan waxaad ka daawataan muuqaaladii aanu idinka soo qaadnay shirweynihii ay isugu yimaadeen maamulada kala ah Maakhir, Awdal iyo Khaatumo kaasi oo lagu qabtay magaalada London ee caasimada wadanka ingiriiska, shirkaasi oo cod ahna waxaad kala socon doontaa barnaamijka dhambaal culus, kaasi oo idin ku soo maqan….…
Ogeysiis: Dhamaan Jaalliyadaha Ku Dhaqan Wadanka Ingiriiska Ee Kala Ah Khaatumo State, Maakhir State Iyo Awdal State Waxaad Ka Soo Qayb Gashaan Shirweynaha Ka Dhici Doona Magaalada London UK. MA JECESHAHAY MIIDNIMADA SOOMAALIYA?
Waxaa dhamaan Soomaalida jecel midnimada iyo wadajirka Soomaaliya loogu bishaaraynayaa lagana codsanayaa inay ka soo qayb galaan xaflad weyn oo lagu maamuusayo midnimada iyo wadajirkeena , lagagana soo horjeedo kala qoqobka. Xafladan waxaa si wadajir ah u soo agaasimey jaaliyadaha Khatumo state, Awdal state iyo…
Mowqifka dowlada America iyo Fadeexadihii Siilaanyo
Maalimihii lasoo dhawaafay waxaa galaa- baxayey qaybo ka mida magaalooyinka wadanka Mareykanka xubno uu hogaaminayo Dhiigyacab Siilaanyo iyo qowlaysato uu ka mid yahay Bajaaj oo ugu magacaaban wasiirka arimaha dibada ee maamul goboleedka SL. Marka loo eego meelihii ay ahmiyada siiyeen ee ay booqdeen iyo dadkii…
Recent Comments