• Stay Connected

Recent Posts

  • Xiriirka Federaalka & Somaliland oo sii xumaaday iyo Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo ka baxay Shirka ka dhacayey Switzerland
  • Isaaq oo Ceerigaabo Wariye Dhulbahante Ugu Xidhay Isir Ladagalan
  • Nala Daawada Shirkii USP Ee London Kaasi Oo Dhamaystiran(Video)
  • Halkan Ka Dhegaysta Barnaamijkii Dhambaal Culus
  • Daawo warsaxaafadeedkii USP iyo kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh+Sawiro

Recent Comments

  • khadijah on Inaalilahay waa inaa Ilahay Raajacuun: Tacsi ku socota qoyska reer Ibraahim Ducaale Aftaag geeridii ku timid Hooyadood Cibaado Istaahil
  • khadijah on Nala daawada gabar Soomaaliyeed oo Diinta Kiristaanka lagu guursadey 12.12.12 – Video
  • Aar Gantaalan on Kooxihii Maamulka SNM Uga Qayb Geli Lahaa Shirka London Oo Qaarna Soo Ambabaxeen Qaarna Adis Ababa Lagaga Yimi
  • CITIZEN OF KHATUMO STATE on Deg deg- Jabahada SNM Oo Maanta Xabsiga Laascaanood ku Daabulay Caruur & Haween Tiro beelay! {Sawiro}
  • Darwishboy on Hogaankii Hore ee Maamulkii Ssc Oo Siwayn Uga Soo Horjeestay Warar ay kaqoreen Qaarkamida Shabakada SNM!

Archives

  • May 2013
  • April 2013
  • March 2013
  • February 2013
  • January 2013
  • December 2012
  • November 2012
  • October 2012
  • September 2012
  • August 2012
  • July 2012
  • June 2012
  • May 2012
  • April 2012
  • March 2012
  • February 2012

Categories

  • .
  • English News
  • Maqaalo
  • Uncategorized
  • Warar

Meta

  • Log in
  • Entries RSS
  • Comments RSS
  • WordPress.org
One Country under One Blue Flag

Aftaag Production

One People under One Blue Flag
  • Home
  • .
  • English News
  • Maqaalo
  • Uncategorized
  • Warar
  • Warar Sugan iyo barnaamijyo xiiso badan
Maqaalo

An Open Letter to President Hassan Mohamoud By Mohamed Yusuf Halac President of the Khatumo State of Somalia

April 14, 2013

The USAID, UNDP and EU Humanitarians Aid Misconceptions on Khatumo State Regions

April 7, 2013

Stop Killing Somali Young Boys

April 7, 2013

SOMALILAND MA WADAN BAA MISE QABIIL?‏

March 30, 2013

The Dervishes: Some Notes from History Pages

February 11, 2013

Qaran Jabka SNM,Qalalaasaha SSDF & Qalcadii Taleex

February 11, 2013

Maamulka Somaliland oo colaadii ay ka hurinayeen Koonfurta Soomaaliya Gondahooda ka dayay.

February 2, 2013

Al-shabaab Movements Were Shifted to Tribal Secessionist Enclave of Somaliland, While Unionist State of Khatumo May Welcome to AMISOM Forces

February 1, 2013

Shacabka Reerka Hargeysa Oo Jugtii Ingiriis Cade Saaka Isugu Soo Baxay Suuqyada

January 30, 2013

Jawaab ku socota Isir Sacmaal , Su’aasheedii ahayd  Khaatumo State  Halkay ku taal ee ay Oodweynews ku qortay. 

January 21, 2013

NO to Somaliland’s Blackmail to the London Conference By, Osman Hassan.

January 19, 2013

Calanka Khaatumo: Ha dhicin oo ha dheeliyin

January 11, 2013

Somaliland occupying militia gang-rape 13-year old girl in Sool Press Release Date: 30 December 2012

December 30, 2012

WARQAD FURAN OO KU SOCOTA DOWLADA, SHACABKA , IYO ISIMADA PUNTLAND.

December 17, 2012

Doodaha Daarood & Irir ma is-garannay mise Waan is gaadaynaa? “Hawiye caqlibaan ku dilay daaroodna cudud”

December 17, 2012

Xiriirka Federaalka & Somaliland oo sii xumaaday iyo Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo ka baxay Shirka ka dhacayey Switzerland

Waxaa Todobaadkan Magaalada Geneva ee Dalkan Switzerland soo wada gaaray laba wafdi oo ay kala hogaaminayeen Wasiirada Adeega Bulshada Dowlada Federaalka ee Somaaliya Drs. Maryan Qaasim Axmed iyo Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr. Xuseen Maxamed Maxamud (Xoog) Ujeedada Mas’uuliiyntan ay u yimaadeen Dalkan Switzerland ayaa waxa ay aheyd…

May 20, 2013 / No Comment / Read More

Isaaq oo Ceerigaabo Wariye Dhulbahante Ugu Xidhay Isir Ladagalan

Wararka naga soogaadhaya Magaalada Ceerigaabo ayaa sheegay In Saaka Ciidamada Maleeshiyadka Beesha Isaaq (Somaliland) ay Xabsiga U taxaabeen Wariye Madax banaan Oo Lagu Magcaabo Axmed Yuusuf Taraafiko oo kamid ah wariyaasha ugu firfir coon magaalada ceerigaabo ee gobolka sanaag. Wariyahan Laxidhay Ayaa Waxaa lasheegayaa In Ciimada Jabhada Somaliland ay…

May 20, 2013 / No Comment / Read More

Nala Daawada Shirkii USP Ee London Kaasi Oo Dhamaystiran(Video)

Kulan weyn oo boodhka lagaga jafayo USP ayaa lagu qabtay magaalada London, waxaanay ujeedadiisu ahayd inay ku muujiyaan dareenkooda ah in aan soomaaliya marna la kala goyn karin, cida ay ka godana waa shacabka USP ee ugu badan waqooyiga soomaliya, marka halkan ka daawada shirkoo dhamaystiran..…

May 14, 2013 / No Comment / Read More

Halkan Ka Dhegaysta Barnaamijkii Dhambaal Culus

Halkan waxaan idin ku soo gudbinaynaa barnaamijkii dhambaal culus kaasi oo aad nooga barateen in aanu usbuuciiba mar idiin soo baahino hadaba si aad u dhegaysataan halkan guji http://radiokhaatumo.com/barnaamijka-dhamabaal/  …

May 13, 2013 / No Comment / Read More

Daawo warsaxaafadeedkii USP iyo kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh+Sawiro

Waxa kulan aad u qiimo badan uu dhexmaray madaxweynaha Somaliya iyo isbahaysiga wadaniyiinta ee Awdal state, Khaatumo state iyo Maakhir state ee ku bahoobay dalada USP. Kulankan oo ka dhacay huteelka Dorchester ee ku yaala bartamaha London ayaa waxa aad loogu lafaguray xaalada wadanka guud ahaan wuxuuna ku…

May 11, 2013 / No Comment / Read More

Halkan Ka Dhagayso Shirweynihii Ay Isugu Yimaadeen Awdal State, Maakhir State Iyo Khaatumo State Kaasi Oo Ka Dhacay Magaalada London-UK

Waxaanu idin soo gudbinaynaa qaybtii koowaad ee shirweynihii ay isugu yimaadeer Maamulada Awdal, Maakhir iyo Khaatumo kaasi oo ka dhacay magaalada London-UK maalintii ay taariikhdu ahayd 04/05/2013 waana kan qaybtii koowaad…

May 6, 2013 / No Comment / Read More

War soomaalida kafarxiyay oo kasoo baxay QARAMADA MIDOOBAY

Qaramada midoobay ayaa soo saartay qoraal ay ansixiyeen oo ay warbixintiisa iyo ukuurgalkiisa soo diyaariyeen guddi ay udirtay soomaaliya. Go’aankaa la’ansixiyay ayaa waxaa uu sheegayaa in lasamayn doono xafiis cusub oo ay qaramada midoobay furidoonaan Soomaaliya kaa soo loogu magacdaray United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM),…

May 6, 2013 / No Comment / Read More

Ogeysiis Ku Socda Jaalliyadaha Maakhir State, Awdal State Iyo Khaatumo State Ee Ku Dhaqan Wadanka Ingiriiska Waa Inaad Ka Soo Qayb Gashaan Mudahaaraadka Ka Dhici Doona Magaalada London 07/05/2013

Ogeysiis Ku Socda Jaalliyadaha Maakhir State, Awdal State Iyo Khaatumo State Ee Ku Dhaqan Wadanka Ingiriiska Waa Inaad Ka Soo Qayb Gashaan Mudahaaraadka Ka Dhici Doona Magaalada London 07/05/2013 Mudaaharaadku wuxuu ka dhacaya ka soo horjeedka 10 Downing Street Prime MInister Office Waxaana lagu ekaan doonaa Richmond…

May 6, 2013 / No Comment / Read More

Halkan Ka Daawada Shirkii Maamulka Awdal State, Maamulka Maakhir State iyo Maamulka Khaatumo State Ee Lagu Qabtay London(UK)

Halkan waxaad ka daawataan muuqaaladii aanu idinka soo qaadnay shirweynihii ay isugu yimaadeen maamulada kala ah Maakhir, Awdal iyo Khaatumo kaasi oo lagu qabtay magaalada London ee caasimada wadanka ingiriiska, shirkaasi oo cod ahna waxaad kala socon doontaa barnaamijka dhambaal culus, kaasi oo idin ku soo maqan….…

May 6, 2013 / No Comment / Read More

Ogeysiis: Dhamaan Jaalliyadaha Ku Dhaqan Wadanka Ingiriiska Ee Kala Ah Khaatumo State, Maakhir State Iyo Awdal State Waxaad Ka Soo Qayb Gashaan Shirweynaha Ka Dhici Doona Magaalada London UK. MA JECESHAHAY MIIDNIMADA SOOMAALIYA?

  Waxaa dhamaan Soomaalida jecel midnimada iyo wadajirka Soomaaliya loogu bishaaraynayaa lagana codsanayaa inay ka soo qayb galaan xaflad weyn oo lagu maamuusayo midnimada iyo wadajirkeena , lagagana soo horjeedo kala qoqobka.   Xafladan waxaa si wadajir ah u soo agaasimey  jaaliyadaha Khatumo state, Awdal state iyo…

May 1, 2013 / No Comment / Read More

Mowqifka dowlada America iyo Fadeexadihii Siilaanyo‏

Maalimihii lasoo dhawaafay waxaa galaa- baxayey qaybo ka mida magaalooyinka wadanka Mareykanka xubno uu hogaaminayo Dhiigyacab Siilaanyo iyo qowlaysato uu ka mid yahay Bajaaj oo ugu magacaaban wasiirka arimaha dibada ee maamul goboleedka SL.   Marka loo eego meelihii ay ahmiyada siiyeen ee ay booqdeen iyo dadkii…

April 27, 2013 / No Comment / Read More

Latest Video

  • .
  • English News
  • Maqaalo
  • Uncategorized
  • Warar
  • Warar Sugan iyo barnaamijyo xiiso badan
  • RSS

© 2013, ↑ Aftaag production

Log in- Posts - Add New - Powered by WordPress - Designed by Gabfire Themes