Home » 2012 » August

Gudoonka Barlamaanka Cusub Ee Soomaaliya Oo Diyaariyey Guddiga Qabanqaabada Doorashada Madaxweynaha Somalia

Waxaa maalintii Shalayto soo xaadiray 204 xidlhibaan oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya, waxaanay iska soo xuleen 16xubnood oo noqonaya guddiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya .  Waxaanay gudoomiye u sii doorteen …

Boqor Raabi Oo Ka Mid Ah Isimada Ugu Tunka Weyn Beesha Dirta Waqooyi Ayaa Soo Gaadhay Magaalada Muqdisho, Si Uu Uga Qayb Galo Yegleelida Dawlad Cusub Oo Rasmi Ah

Boqor Raabi Oo Madaxdhaqameedyada Ugu Waaweyn Maamul Goboleedka Somaliland Oo Haatan Soo Gaadhay Magaalada Muqdisho Boqor Raabi oo isagu ka mid ah madax dhaqameedyada ugu tunka weyn beesha Dirta Waqooyi,…

Duur Caraale oo daaha ka fayday Mu’aamaradda ay Beelaha Dhexe ee Somaliland u maleegayaan shacabka Reer Buuhoodle

Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Maamulka Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur) oo ka jawaabaya su’aalo ay waydiiyeen Golahooda Guurtidda wuxuu daaha ka fayday mu’aamarad ay la damacsan yihiin shacabka Reer Buuhoodle,…

Shirkadii ka qodaysay shidaalka Dharoor ayaa sheegtay inay ka heshay biyo iyo ciid oo qura labadii ceel ee ay qodaysay

Shirkadda sahamisa shidaalka ee Horn Petroleum ee dalka Canada ayaa sheegtay in ayguul daro kala kulantay ceelashii ay ka qodeysay deegaano kamid ah maamulka Ex-Puntland kalana kulmeen biyo iyo carro…

Doorashada Afhayeenka Barlamaanka Soomaaliya Ayaa Saaka Ka Furmaya Magaalada Muqdisho

Tan iyo xalay waxaa si weyn loo sugay amaanka magaalada Muqdisho, oo ilaa saaka waxaa lagu arkayaa jidadka magaalada ciidamo hubaysan oo sugaya amaanka, iyadoo loo diyaar garoobayo doorashada gudoomiyaha…

Deg Deg 16 Xubnood Oo Hore Loogu Diiday baarlamaanka Soomaaliya Oo Goordhawayd La Fasaxay

 Kulan maanta dhan socday oo u dhaxeeyo maxkamda sare iyo beesha caalamka wakiilada u qaabilsan Soomaliya ayaa waxaa leysla meel dhigay khilaafkii u dhaxeeyey hogaamiyaashii loo diidanaa in ay xildhibaano…

Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Amar Ku Siiyey Gudigga Farsamada Inay Barito Maxkamada Ka Soo Xaadiraan

Ka dib markii laga war helay guddiga farsamadu inay waxyaabo fara badan is dhaafdhaafiyeen, madaxweyne sheekh shariif iyo gudoomiyaha maxkamada sare waxay isla qaateen in xal degdeg ah laga gaadho…

Madaxweyne Shariif oo eed kulul u jeediyay gurida farsamada – COD

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa la sheegay inuu afka furtey islamarkaana uu eedeyn culus u soo jeediyey aqoonyahanada iyo gudiga farsamo ee ku lug leh soo xulitaanka xildhibaanada baarlamaanka…

Madaxweyne Shariif: “Xubnahii Baarlamaanka Loo Diiday Waxaa Go’aan ka Gaari Doonta Maxkamadda Sare”

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa Shaaca ka qaaday in xubnihii ay soo celiyeen gudiga farsamada go’aanka ugu dambeeya ay ka qaadan doonto Maxkamadda Sarre ee Dalka. Madaxweyne Shariif Sheekh…

Daawo Mid kamida Wariyeyaashii Ugu Cuslaa Universal TV Oo isaga tagay una wareegay Somali Channel TV

  Tan iyo markii la aas aasay Tvga Caalamiga ah ee Universal TV oo ka mida Tv yada Soomaalida sida aadka ah u dawadaan ayaa waxaa soo martay wariye yaal…

Page 1 of 8123Next ›Last »