Home » 2012 » October

Madaxweynayaasha Khaatumo oo gaadhay Fiqi-Fuliye

Maanta Waxaa magaalada awrboogays ka anba-baxay wafti balaadhana oo ka socota Maamulka Khaatumo waxaana waftidan horkacayey Madaxwaynayaasha Maamulka Khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac Indho sheel iyo Axmed Cilmi Cismaan(Karaash) Waxayna Waftidan…

Amiin Caamir Waa Farshaxan Yaqaan Alle Hibo U Siiyey Inuu Marba Waxa Taagan Sawir Gacmeed Ku Muujiyo, Bal Ila Eega Midkan Iyo Siduu U Cabirayo

Caawa & Ssc Radio Warar, Waraysiyo Sad bursi Iyo Galaan Gal Siyasaded, Shirar, Kuman Baan Aqoon Afkooda Baahin dhan + Barnaamij (Maqal)

Baahinta Fiidnimo ee SscRadio Codka Shacabka Khaatumo – waxaad Ku maqlidoontaan warkii ugu xiisaha badnaa ee ugu danbyeeyay deeganada Khaatumo State iyo Guud ahaan Soomaaliya & Caalamkaba. Waa Caawa Iyo…

Dawlada Cusub ee Soomaaliya oo ka soo horjeesatay Go’aan ka soo baxay Midawga afrika iyo ganacsatada Gobolada Jubbooyinka.

Dawlada Cusub ee Soomaaliya ayaa ka soo horjeesatay Go”aan ay Amisom iyo Xubno ka tirsan Au du ku doonayaan in la qaado xayiraada dhinaca Dhuxusha ee uu Golaha amaanku dhawaan…

Roobab Xoog Badan Oo Xalay Ka Da’ay Magaalada Muqdisho

Inkastoo ay maalmahan ka da’ayeen roobab googoos ahi gudaha magaalada muqdisho, misana waxaa habeenkii xalayto ahaa si weyn uga da’ayey roobab mahiigaano oo aan kala joogsanin muddo saacado ah.  …

Shirkii Jaaliyada Khaatumo UK ee Axada – Sawiro

28 October 2012 waxaa magaalada London ee xarunta wadankan UK ka dhacay kulan balaadhan oo ay isugu yimaadeen dhamaan qaybaha kala gedisan ee jaaliyada reer Khaatumo ee UK. Kulankan oo…

Halkee Buu Maraya Xaalka Wasiiradii Uu Soo Magacaabi Lahaa Raisalwasaaraha Dawlada Federaalka Soomaaliya?

Beryahanba waxaa soo baxaya wararka sheegaya inuu khilaaf baaxad weyni soo kala dhex galay madaxweynaha dawlada federaalka soomaaliya iyo raisalwasaarihiisa, waxaanu khilaafkani salka ku haya soo magacaabista wasiirada, oo uu…

Safaarada Soomaaliya ee China oo noqotay goob caweys una adeegta Soomaalidiidka

Soomaalida kunool Dalka Shiinaha ayaa qeylo dhaantii ugu xooganeed kasoo saaray Safaarada Soomaaliya ku leedahay Dalkaasi taa oo hooshii loo igmaday u badashay in ay ilbaabada kasoo xirtaan Soomaalida Kunool…

Aqooni la’aani waa iftiin la’aan – Fadlan gacan ka geyso Jaamaca Buuhoodle – Video

Sidaasi iyo daawasho wacan www.aftaag.com…

Maamul Goboleedka Somaliland Iyo Itoobiya Ayaa Xidhiidhkoodii Sii Xumaanaya, Dawlada Federaalka Soomaaliyana Waabay Isla Ildaran Yihiin

Wararka aanu ka helayno magaalada Hargeysa ee caasimada labaad ee dawlada federaalka Soomaaliya ayaa tibaaxaya inuu aad u sii xumaanayo xidhiidhkii u dhexeeyey maamul goboleedlka Somaliland iyo dawlada Itoobiya, waxaana…

Page 1 of 512345