Home » 2012 » December

Daawo Muuqaal Ciidamada SNM oo Xalay Xasuuq kageysatay Magaalada Boorama caruur Badana Xabada Beerka ugaliyey

Banaanbaxa ayaa dhacay ka dib markii wefdi uu hogaaminayo madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylici uu gudaha u gallay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal waxaana banaanbaxayaashu ay ka hortageen wefdiga…

Xidigihii Khaatumo 2012 Iyo Shakhsiyaad Xusid Mudan.

-Hogaanka Khaatumo:-Golayaasha- -Golaha Madaxtooyadda iyo Xukuumadda(Dadaal Kuma yara). -Ciidanka Xaq u Dirirka Khaatumo(Hanbalyo iyo Dhiiri-gelin). -Golaha Dhaqanka(Xurmadooda Mudan). -Golaha Aqoonyahanka G10(Amaan iyo Abaal lama Illaawaan ah). -Gudigii Qaban-qaabada Shirkii Taleex(Amaan).…

Somaliland occupying militia gang-rape 13-year old girl in Sool Press Release Date: 30 December 2012

Somaliland occupying militia gang-rape 13-year old girl in Sool Press Release Date: 30 December 2012 Since their occupation of Lascanod, the regional capital of the Khatumo State of Somalia in…

Ogeysiis: Waxa Warbaahinaha Khaatumo State Ku Soo Biiray Mareeg Cusub Oo La Dhaho www.wargal24.com

Dhamaan shacabweynaha soomaaliyeed iyo warbaahinaha soomaaliyeed ee ka hawl gala dhinaca Internetka waxaan  la socod siinaynaa in ay hawada soo gashay mareegtan la yidhaahdo www.wargal24.com waana mareeg aad isugu taxaluujin…

Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Reer Jiinje Oo Degan Wadanka Maraykanka

Hadii aanu nahay qoyska reer Ibraahim Ducaale Aftaag waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Reer Jiinje oo uu aabahood alla ha u naxariistee Maxamed  Faarax Xasan(Jiinje) uu ku geeriyooday Columbas…

Bangiga Kenya oo Lacago Fara Badan Lagala Baxay & Somalida oo Ukala Guureysa Yugandha Iyo Muqdisho

Waxaa sare u sii kacaya tirada dadka Soomaalida ee ka baxaya garoomada diyaaradaha ee magaalada Nairobi ee wadanka Kenya kadib markii masuuliyiinta amaanka Kenya iyo boolisku ay ku celceliyeen in…

Ergada Gobolka Mudug Oo Sheegay In Magaalada Garoowe Khasab Loogasoo Saaray (Daawo Maqal Muuqaal).

Waxaa isa soo taraya Tacadiyada uu C/raxman Faroole ka gaysanayo magaalada Garoowe , deegaankaas oo C/raxamn Faroole uu ka sheegaty siyaasiyiinta iyo Shakhsiyaadka kale ee kasoo jeeda Gobolka Bari iyo…

Ogaysiis.Waxaa dhamaan dadwaynaha reer Khaatumo ee degan wadanka UK la Ogaysiinayaa in uu jiro shir balaadhan oo lagu qaban doono Magaalada Birmingham.

Shirkaa waxaa ka soo qayb qaadanaya 1-    Dr. Ali Issa Abdi 2-    Dr. Ali Khalif Galaydh 3-    Mr. Abdirashiid Macalin Farah   Iyo qaar kale oo ka tirsan Golaha Fulinta (G10) Goobta shirku…

Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Ayaa Koox Dablay Ahi Kala Degeen Diyaarad U Socotey Wadanka Ingiriiska, Isagoo Ku Sugnaa Madaarka Berbera

Wararka aanu helayno ayaa sheegaya Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo ka mid ahaa xubnihii xisbi ku sheegi Kulmiye, balse markii dambe u cara gedistay hawlaha ka soconaya magaala madaxda soomaaliya ee muqdisho,…

Arin argagax kuriday dadwaynaha soomaliyeed oo kadhacday Gobolka SOOL

  Waxaa kadhacay tuulada lafwayn ee gobolka SOOL arin dadka soomaalida ahi aad iyo aad uga naxeen hadaba  arintan oo runtii diinteena iyo dhaqankeenaba kahor imanasa ayaa waxaa gaystay ciidamada…

Page 1 of 7123Next ›Last »