Shabakadaha Hargeysa Sida Hadhwanaag,Oodwayne,BurcoOnline oo Ku been abuurtay Ordaagga ka Soo jeeda Ogaadeeniya:

Shabakadaha Somaliland Ee Hadhwanaag,Oodwayne,BurcoOnline oo Ku been abuurtay Ordaagga ka Soo jeeda Ogaadeeniya:

Shabakadaha Wararka Ee Waxka qora Maamul Soomaaliland ee magacyadoodu xagga sarre aan ku soo xusnay ayaa Waxay ay qoreen Warbixin been abuur ah, Warbixintaas ayaa waxay sheegaysay in Siciid Axmed in uu yahay Ordaa ka soo jeedda goboladda Somaliland, Warbixinta ayaa siddaas oo kale waxay ku sii dartay in Siciid uu ku dhashay Gobolka Sanaag oo uu ka qayb gali doono Orodada ka dhacaya Wadanka Ingiriiska ee Olembigga.

Habadda Siciid Axmed oo hadda ku nool Magaaladda Boston oo ka barta Jaamacad isagga Diyaarinaya Shahaadadiisa Masterka ayaa wuxuu Shabakadda Wararka Boocameonline uga Waramaya Xaaladdan iyo shabakadaha ku been abuurka ah.

Waraysiggii oo Dhamaystiran. 

Raaligalin:
Siciid oo ah Nin Soomaalinimo ay ku Wayntay ayaa Wax uu si xushmad leh uga Codsanayaa shabakadaas in arintaas ay ka bixiyaan Tafaasiil oo ay email u soo diraan sidda ay warkan ku heleen iyo cidda u soo gudbisay.
Siciid ayaa ku tilmaamay in ay tahay wax laga xumaado in dad waynaha Aqirsta Sabakaddaas wax aanan jirin oo been ah loo sheego.

Xigasho: Boocameonline

www.aftaag.com

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>