Dhamaan shacabweynaha soomaaliyeed iyo warbaahinaha soomaaliyeed ee ka hawl gala dhinaca Internetka waxaan la socod siinaynaa in ay hawada soo gashay mareegtan la yidhaahdo www.wargal24.com waana mareeg aad isugu taxaluujin doontaa warar sugan, xaqiiqo ah, dhexdhexaad ah.
Waxaanay hawlwadeena mareegtan www.wargal24.com ay diyaar idiin la yihiiin inay si waafi ah idiinka haqabtiraan wararka dalka gudihiisa iyo kuwooda dibada, oo aan daal lahayn, balse aad ku diirsan doontaan.
Hadaba shacabweynaha soomaaliyeed gaar ahaan reer Khaatumo state waxaan leeyahay ha u daymo la’aanina inaad isha ku haysaan wararka iyo dhacdooyinka maalinlaha ah ee ay inoo la diyaarka yihiin dhallinyarada ka hawlgalaysa www.wargal24.com
Ballanteenu waa inaan mar walba booqana mareegtaasi ee sidaasi iyo la socosho wanaagsan…
Recent Comments