-Hogaanka Khaatumo:-Golayaasha-
-Golaha Madaxtooyadda iyo Xukuumadda(Dadaal Kuma yara).
-Ciidanka Xaq u Dirirka Khaatumo(Hanbalyo iyo Dhiiri-gelin).
-Golaha Dhaqanka(Xurmadooda Mudan).
-Golaha Aqoonyahanka G10(Amaan iyo Abaal lama Illaawaan ah).
-Gudigii Qaban-qaabada Shirkii Taleex(Amaan).
Agaasimaha Sanadka 012-Dadaal-Karti iyo Masuuliyad
Agaasimaha Guud W.Adeegyada Bulshada(Xassan Cali Aw Yuusuf)
-Dhaliil-Maqnaashaha Xubno Golaha Fulinta ah mudo dheer ah.
-Horumarka Degaamadda Khaatumo:-
-Kaalinta 1-aad:-Furiraanta Garoonka Diyaaradaha Degmada
Taleex.
-Kaalinta 2-aad:-Furitaanka Faraca Buuhoodle Jaamacadda
Geeska Afrika.
-Kaalinta 3-aad:-Iskuulka Waxbarashadda Degmadda Dharkeyn-
Geenyo.
-Madrasadda Daara-Salaam Buuhoodle(Amaan).
-Machadka Islaamigga Widh-Widha(Amaan).
-Ururadda Samafalka:-
-Kaalinta 1-aad:-Daryeel Dalka Iyo Dadka.
-Kaalinta 2-aad:-Ururka Sahan Iyo Hey’adda Isha.
-Kaalinta 3aad:Ururka GabdhahaKh/NL iyo Gabdhaha Kheyraad.
-Degaamadda Khaatumo 2012:-
-Xarunta Taleex Iyo Bulshadeedda(Daraan Wanaagsan)
-Degmada Boocame Bulsho Marti Soor Wanaagsan(Dhaqan Gobeed).
-Degmadda Buhoodle(Barbaarta Gaashaaman).
-Degmadda Awr-boogeeys(Dadaal iyo Gurmad).
-Shakhsiyaad Amaan Mudan(Dadaalkooda):-
- Sh.Mubaarak(Gudoomiyaha Naafadda G/Sool)Camal Kheyr.
-Xassan Baad(Gudoomiyaha Gudigga Dhismaha G/Buuhoodle)dadaal.
-Dr-Sh.Cabdi Shaafi(Gudoomiyaha Faraca Buuhoodle J/G/Afrika)
Dadaal Amaan Mudan.
-Mudane-Max’d Saleeban(Gaadh-haye)Ex Xildhibaan,Dadaal badan
dareen Wadaniyadeed(Mahad celin).
-Roodo Xassan Cali Aw-Yuusuf(Hindistay Calanka Khaatumo)Amaan.
-Dr-Max’d C/Raxmaan Ibraahim(Gudigga J/Khaatumo UK)Dadaal.
-Gudoonka Garoonka Sayid Max’d C/lle(Taleex).
-Dr-Axmed Cilmi(Jaaliyadda Khaatumo China)Wadani.
-Qoyska Reer Maxamuud Aw Muuse(ku deeqay dhulka dhismaha
Xarunta Agoomaha Buuhoodle(Maasha Allah)Mahad-celin.
-Maamulka Isbitaalka Laascaanood(Amaan)dadaal iyo Masuuliyad.
-Marwo-Canab Xassan(Uruurka Haweenka Somaalia)Wadaniyad.
-Marwo-Zahra Gamadiid(Jaaliyadda Khaatumo Holland)Dadaal.
-Marwo-Maryan Goonle(Jaaliyadda Khaatumo Faransiiska)Dadaal.
-Mudane-Enj-Feysal Cabdi-Urur(Hey’adda Isha)Dadaal badan.
-Mudane-Maxamed Suleebaan Qadari(Amaan Gaar ah)Karti.
-Mudane-Rashiid Diiriye Faarax(Kh/Emaaraadka)dadaal badan.
-Marwo-Zeynab Xaaji Cali(Jaaliyadda Khaatumo UK)daaal badan
dhanka Camal kheyrka(Amaan).
-Sh.Cali Cabdi-Xaashi(Cali Dheere)Laascaanod(Camal kheyrka).
-Ururka Haweenka Laascaanood(Wadaniyadeed iyo Geesinimo).
-Sugaantii Khaatumo Sanadkan:-
http://youtu.be/KepNiUy3z0I- Kaalinta Kowaad-Khaatumo ha Dhaliyiin.
http://youtu.be/bvUQuP2UACw-Kaalinta Labaad-Gabeyga Bili.
http://youtu.be/8YASRuwg4bI-Kaalin3- Sadexaad-Heestii Nabadgeli Bulshada.
-Abwaanadda-Yuusuf Maxamed Aden(Suusle).
-Abwaanada-Hayaad Geel-qaad.
-Hab-maamuus Gaar ah Abwaan-Jaamac Kadiye Cilmi.
-Warbaahinta:-
-DarwiishTV.
-RadioSSC.
-Radio Khaatumo.
-Dhammaan Shebekadaha Khaatumeeysan(Amaan Iyo Bogaadin).
-Weriye-Ahmed Laari.
-Weriye,Suxufi-Ismaaciil Aftaag(Bahdda Aftaag).
-Weriye-Maxamuud Boocame.
-Weriye-C/Raxmaan Wadani.
-Wariye Malyuun Axmed Xassan”SomalisatTv”.
-Jaaliyadda Khaatumo 2012:-
-Jaaliyadda Emaaraadka Carbeed(UAE).
-Jaaliyadda USA(Ohio iyo Minnesota).
-Jaaliyadda Bariga Afrika(Kenya Iyo Ugandha).
-Jaaliyadda UK(London iyo Birmingham).
-Jaaliyadda S/Afrika.
-Jaaliyadda Qadar(Amaan Gaar Ah).
-Hanbalyo ama Amaan:-
-Duco iyo Soo dhoweeyn(Garaadka Cusub Beesha Cumar Cabdi
Qayaad)(Garaad Cabdi-Nuur Cali Awdeer)Jubbaland degga.
-Amaan Shirkii Beesha Cali Geri Ahmed Garaad.
-Amaan Shirkii Beesha Guuleed Garaad(Barkad).
-Soo Dhoweeyn iyo rajo-wanaagsan Shirka loo balansan yahay
Beesha Jaamac Siyaad.
-Nabadeeyntii Sanadka 2012-Beesh C/Garaad(Qayaad)iyo Beesha
Guuleed Garaad Faarx(Barkad)(Allah Mahad Leh).
-Khudbadhii Sanadka 2012:-
-Dr-C/Raxmaan Max,d Cabdi Xaashi(Dareen Wadaniyadeed,qiiro
Somaaliyeed,aqoon,waayo ragnimo iyo khudbad daacadnimo iyo
xilkasnimo ku dheehan tahay(Golaha Barlamaanka Hor-toodda)
loona qiray khudbadii run iyo xaqiiqo sheegida)Amaan gaar
ah.
-Proff-Cali Khaliif Galeyr(Shirkii Khaatumo Taleex,Xikmad,
Xeel dheerid,Aftahanimo iyo xaqiiqo qeexid)Amaan gaar ah.
-Munaasabada 40-Guurada Af Somaaliga Shakhsiyaad Xusid Mudan
Degaamadda Khaatumo asal ahaan ka soo jeeday:-
-Halyeey-Ustaad Sh.Aw Jaamac Cumar Ciise.
-Halyeey-Proff Axmed Cartan Xaange(Aun-aamiin).
-Halyeey-Axmed Cali Abokor.
-Sidoo kalle-Halyeey-Oday Daahir Af Qarshe(Aun-aamiin).
-Halyeey Proff-C/Raxmaan Ceeydid Dhab-dhable(Aun-aamiin).
-Halyeey Proff-Ibraahim Abyan(Aun-aamiin).
-Halyeey Dr Ustaad-C/Casiis Daqare.
-Halyeey Proff Xeyd.
-Halyeeyad Drs Jawaahir Xaaji Faarah.
-Halyeey Proff Ibraahim Gedlle(Aun-aamiin).
-Halyeey Ustaad Cali Mire Cawaalle(Cimri dheer-aamiin).
-Halyeey Dr-Muuse Yuusuf(Aun-aamiin).
-Maah-maah ama Erayada ku Haboon Reer Khaatumo:-2013-ka.
1-Faaloone Fadhi kama Qodna.
2-Ama Guusha Khaatumo ama Ina-Gumeednimo.
3-Waa Lama Hudhaan Cawska Jiilaal.
4-Mel Hoo u-Baahana Hadal kuma Bagsooto.
5-Midnimadu Guul kala Yaacuna Dhawaaca Khasaarihiisa leh.
6-Horgalenimo Dhaqan Gumeed(Ceeb,Magac xumo iyo Sharaf dhac).
7-Ninkii Seexdaa Saciis Debi Dhalaayaa(Dhalaa).
8-Hawl kama daalooyinoow Khaatumo weli waa Hayaan.
NB:Xulashadu Waa Aragtideeyda Khaaska ah sida eey dhigeeyso
Maamul,Ururka,Kooxda iyo cid kalle kama turjumeeyso.
-Ustaad-Xassan C/Laahi Sh.Maxamed(Xassan Carab).
-Jan-01-2013.
Recent Comments