Ssc Radio- Waxaanu Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Barnaamijka Dhambaal Culus oo qayb ka ah Barnaamijta Kabaxda Idaacada Ssc Radio Codka Shacabka.
Barnaamijka Dhambaal Culus oo Ah Mid Aanu ku falanqayndoono Siyaasada , Homarka & Dhaqanka.
Maantana waxaa Lagu qaadaa dhigi doonaa, Qaska iyo Jaahwareerka ka Aloosan Maamul Goboleedka Waqooyi Bari, ee Markii hore la odhan Jiray Puntladn, ee uu majaraha u hayo Odayga Kursi Jacaylku Dar daray & Wiilashiisa & Arimo Badan oo Xaasaasi ah & taariikho wax ku oola.
Barnaamijka Todobaadkan waxaa isku soo duway soona Soo saaray “Ismaaciil Ibraahim Ducaale” (Aftaag)
Recent Comments